Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mariam Mohamed on November 09, 2019, 03:31:20 PM

Title: Xanuun dhanka madaxa ah
Post by: Mariam Mohamed on November 09, 2019, 03:31:20 PM
 ?????? ????? walal waxa inan ku waydiyo ado mahadsan.waxaa ihayo xanun ilaa mudo waqtiba waqtiga kadabeeyo waa sii badanaya .waxaan isku arkay mudo ilaa 3sano ah .xaaladaas uu iqabto hadaan taaganahy ama aan fadhiyo waa inan meel isku tiiryo  waxan gacanta ku haayo mahayn karo lugaha ima celin karaan teda dhakhtar waan utagay daawo yar iso qoray ,markle ku noqday mri uu iidiray .
Xanunka marku iqabto islama socdo oo wan maqanahay.teeda kale aad ban uneefsanaya waan isgadgadinaya mararka qaar waanba dhacaa .hada kahor maqnasha waan qabay .