Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakariye on February 25, 2016, 05:39:26 PM

Title: Su'aal: Ma la iska soo saari karaa tonsil stones?
Post by: Zakariye on February 25, 2016, 05:39:26 PM
Asc Dr mahdi aad ayn kuugu mahadcelinayaa howsha aad u hayso bulshada somaliyed
waxn rabaa Dr waxn isku arkaa marka an qufacaayo tonsil stone ayaa iga yimada mararka qaar marka.aan fiiriyey tonsil waxn arkaa.tonsil stones afkana uu i uraa illaa muddo dheer marka Dr ma iska soo saari karaa anoo u tagin doctor Etn sidee iskaga soo saari karaa maxaa daawo u ah iyo wixii dherad ah thanks
Title: Re: Su'aal: Ma la iska soo saari karaa tonsil stones?
Post by: Qudhac on February 26, 2016, 08:35:42 PM
asc bro haa wala iska soo saari karaa hadii xanuun ama infection ka hayo wax dhibleh maaha ana horay iskaga soo saaray markaa jwbtada waa haa hadii cilad uu kugu hayo iskasosaar sidaa ayan kugula talinya kabacdi 7 maalmood ayad daremaysa xanun marka wax cunayso lkn waxd iska ilaalisa wax kulul oodhan sigaarna ha cabin hada cabto khmarina ha cabin hada cabto sido kale shiishad ama qaad (jaad) ha u dhaawan mudada isbuca ah.
Title: Re: Su'aal: Ma la iska soo saari karaa tonsil stones?
Post by: SomaliDoc on March 03, 2016, 02:30:03 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html)