Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daganeeey on August 02, 2015, 02:12:26 AM

Title: Su'aal: Sideen suaalo ula wadaagi karaa dhakhtarka?
Post by: Daganeeey on August 02, 2015, 02:12:26 AM
Walal wan idin salamaya sen su alo ula wadagi kara dhakhtarka?
Title: Re: Su'aal: Sideen suaalo ula wadaagi karaa dhakhtarka?
Post by: SomaliDoc on August 04, 2015, 09:57:08 AM
Daganeeey, Su'aalaha waxaad u soo gudbin kartaa sida aad su'aashaan u soo gudbisay oo kale, waana lagaaga jawaabi doonaa inshallah.