Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Anfac Ali on March 26, 2016, 03:40:52 AM
-
Waxaa mar badan igu so noqnoday fungas maxaan qatay dawooyin kala ah Canesten, labo jiir Diflucan 150 mg labo jeer intii aan uurka lahaa. Markii aan dhalay ka dib ayaan dhaqtar u labatay wuxuuna ii so qoray Solona 150mg wali waxaan daremayaa calamadihii maxaan sameyaa? ma jirtaa daawo dabiici ah oo looqaato?
Mahadsanidin
-
Halkuu fungas-ka kaa hayaa? Maxaa astaamo ah oo dareentaa?
Haddii aad ka wado xanuunkaan bal akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0)