Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: A/qadir Abdi on November 07, 2016, 03:15:40 PM
-
Dr maxa sababa in qofk carabka hostisa halkan candhuftu ka soo baxdo iyo afteedu kuusnaato isla markaana qanjidha daanka hoostiisa iyo kuwa qoortu bararaan
-
Waxyaabo badan ayaa keeni akro qanjirro bararka qoorta, fadlan dhakhtar la xiriir si lagu waraysto laguuna wiisitiyo, waa muhiim in lagu arko.