Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on July 27, 2011, 11:14:37 AM

Title: Su'aal: About saltin formation?
Post by: Nuur12 on July 27, 2011, 11:14:37 AM
salaan qaali ah ka dib waxaan rabaa dawada la sameeyo ee loo isticimaalo fiixda
ee dareeraha ah cabirka iodinta iyo cabir ka water ka ah  sida aan aamin sanahay waa
200ml oo iodin ah iyo 1000ml oo water ah maxaa iga qaldan ii saxa  dr markale salaa sare  
                                                
                        
                                
WAAD MAHAD SAN TIHIIN              
Title: Re: Su'aal: About saltin formation?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2011, 08:13:17 PM
fikradda guud waa in la khafiifiyo daawadan Iodine waxaana la yiraahdaa markaas "Diluted Iodine" inta la isku darayane waxay ku xirantahay percentage-ka iodine-ka aad rabto in aad samayso, taasina waxaad kala xiriirtaa qofka kuu soo qoray.