Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awil5 on August 13, 2016, 02:09:02 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena in hergabka mar kasta qafka uu ku dhaco?
Post by: Awil5 on August 13, 2016, 02:09:02 PM
Maxaa keena in hergabka mar kasta qafka uu ku dhaco dr mar kasta wuu igu dhacaa maxaana sameen karaa doctor si aan iskaga difaaco
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena in hergabka mar kasta qafka uu ku dhaco?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 12:56:29 PM
Hergabka oo soo noqnoqdo waxaa keena difaac yarida qofka, fadlan akhriso qoraalkaan si aad u ogaatid hargabka iyo daawooyinka dabiiciga ah ee lagu daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6018.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6018.0)