Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dalab on October 09, 2009, 08:12:49 PM

Title: Suáal: waa maxay Gaastariga?
Post by: Dalab on October 09, 2009, 08:12:49 PM
asalamu calykun  dhamaan bahda  webka  simalidoc  oo dhan oow

walalayaal salan kadibwxan raba in laygasoo jawaba laygana  jahli bixiyo  su aashan oo aah wamaxay gaastariga?

mahadsanidin
Title: Re: gaastariga?
Post by: SomaliDoc on October 12, 2009, 11:57:16 AM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Gaastrikada
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)