Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ina jeyte on February 03, 2016, 07:02:20 PM
-
Asc walaal waa idin salaamay marka hore marka xiga waxaan idinka codsamayaa inaad wax iiga faaiideysaan xanuunka layiraa LUPUS ka iyo daawooyinkiisa xaaskeyga ayaa laga sheegay. Waa cali jeyte
-
Halkaan ka akhriso waxa uu yahay xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3612.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3612.0.html)