Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cariif2020 on June 18, 2016, 11:21:35 PM

Title: Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?
Post by: Cariif2020 on June 18, 2016, 11:21:35 PM
asc marka kowad, salaan kadib waxaaa mahad oo dhan usugnaatay eebihii ina abuura, kadib waxaan umahad celinayaa dhaqaatiirta waqtigooda wax naga siiyay.
Hadaan u  gudbo suaaasheda waa sidan :- dhaqtaroow waxaan isku arka  mudoo laga koogo dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya , qanjiradina waaa xagga lugaha weey ibararayaaaan jirkaa ay kasoo muuqanayaa kadibna jirkeey iiga sawirmayaa waxaanan u dareemay xilliga aan sagsaanta igu dhagan aan qaato , nambrahaasi in ay reystaa ama bartaudeey  igu qaadataa, mark bal Dr wax iga dheh arintan
Title: Re: Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?
Post by: SomaliDoc on July 16, 2016, 02:09:51 PM
Waxaan filayaa in aad ka hadlaysid xanuunka bararidda xididada arooriyaasha lugaha ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1460.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1460.0)

Qanjirrada jirka meelo gooni ah ayay kaga yaallaan oo meel kasta kuma jiraan.