Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdala Yodka1 on July 14, 2016, 03:09:18 PM

Title: Su'aal: Cirid xanuun?
Post by: Abdala Yodka1 on July 14, 2016, 03:09:18 PM
Asc all  dhakhaatirtina somaliyeed waan idin salmay
Intaa kadi suaashydu waa
Waxaan isku arkay ciridka oo hoos uqodmay
Xanuuna malahan lkn marka cadyga looqaato wax yarbuu dhigayaa
Marka ciridkaa masoo laban karaa hadii dawo loohelo waxan ubahnaa in wax la igsheego ALL mahdsidiin
Title: Re: Su'aal: Cirid xanuun?
Post by: SomaliDoc on September 04, 2016, 07:42:00 PM
Qoraalkaan ka akhriso cillada ciridka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0)