Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bakars0n on May 12, 2016, 03:01:42 PM

Title: Su'aal: Ayeyo dey ayaa bushimada ka casaadeen maxa sababi kara?
Post by: Bakars0n on May 12, 2016, 03:01:42 PM
Illahay haka Abaal mariyo Dr.
Su'asheydu waxay tahay . Ayeyo dey ayaa bushimada ka casaadeen maxa sababi kara?
Mala daawayn karaa?
Title: Re: Su'aal: Ayeyo dey ayaa bushimada ka casaadeen maxa sababi kara?
Post by: SomaliDoc on June 01, 2016, 09:01:18 PM
Bushimaha oo casaada waxaa keeni karo cudurro dhowr ah ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0)