Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gamal Abdinasir on September 28, 2020, 02:10:30 AM

Title: Su'aal: Dhanka caruurta ah?
Post by: Gamal Abdinasir on September 28, 2020, 02:10:30 AM
aad ayan idinku mahad celinayaa somalidocs waxan rabaa in ad I sheegtan canug oo markii uu rashiin cuno ama caano cabo wuu qufacayaa waliba qufac aan kala go laheyn kasibna way mataqeysaa marka idinkoo mahadsan su aashaa ii sheega