Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on April 26, 2016, 06:42:31 PM

Title: Su'aal: Nin ka raga ah markii oo galmo sameeynaayo?
Post by: Ashom on April 26, 2016, 06:42:31 PM
Nin ka raga ah markii oo galmo sameeynaayo hadii marka ugu hireeyso 40 seken biyaha uga yimaadaan isla markii na 30 sekan gudahood oo hoowshii kusii wadi karo lkn hoowshii 1 daqiiqo soconeeyso ..ilaa 7 mar asoona nasan oo shaqada kasii wadi karo meeshiisa lkn marba markii kasii danbeeyso waqtigu sii kordhaa ..
Tusaale
Marka koowdaa 40 ilbiriqsi Ku biya baxaa
Marka labaad 1 daqiiqo
Marka sedaxaad 3 daqiiqo
Afaraad 8-10 daqiiqo .IWL

Nin kaas biyo bax deddeg ah maqabi karaa

Mahadsanid somalidoc.com
Title: Re: Su'aal: Nin ka raga ah markii oo galmo sameeynaayo?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2016, 09:10:51 PM
Qofkaasi wuu qabaa biyo-bax degdeg ah, sababta uu marwalba marka ka damayso xoogaa u daahayane waa dabiici ee qoraalkaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)