Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saneeti on July 21, 2018, 10:06:04 AM

Title: Su'aal: Ciyaalka shikshiko?
Post by: Saneeti on July 21, 2018, 10:06:04 AM
asc dr waan diin salamay dhamaan Dhaqatiirta ka howl kasho websiteka somalidoc  waan idinku mahadcelinaa sida wangsan oo aad bulashada ugu shaqeeyneeysaa haben iyo maalin
waxaan rabaa in aan diin weydiyo suaal yar  oo ku saabsan caruurta  markii aay hadalka baranayaan oo shik shika ku bilowda
maxaa keeno shikshikaan oo hadalka qaar ku dhagaayo hadii aay weynaada miyuu ka haraa mise ila cimrikooda ak dhiman wey shik shikayaan

mahadsandiin
Title: Re: Su'aal: Ciyaalka shikshiko?
Post by: SomaliDoc on January 13, 2019, 10:09:54 AM
Caruurta markay hadalka baranayaan way shigshigaan, waana arrin dabiici ah, faahfaahinta ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3222.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3222.0)