Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdullahi said noor on August 23, 2018, 07:58:28 PM

Title: Su'aal: Waxaan ka cabanayaa dhuuso badan?
Post by: Abdullahi said noor on August 23, 2018, 07:58:28 PM
ASC dhammaan waan idin salaamay bahda Somali medical forums
doctor waxaan u baahnahay talo
waxaan ku wareeray cudur i haayo diktore
waxaan Ka cabanayaa dhuuso badan oo dabada Ka baxaysa anoo an dareeemayn ani ii Uri mayso lkinse dadka kle way u uraysaa mida kle urteedu marba wa si mararka qar waxay u uraysaa sida wax gubtay oo kleh malahan waqti u xadidan waa mrkasta iyo sikin kasta diktore cudurkan wuxu I hayaa laba sano oo dhowdhow labadaa sano waxaan ku noola nolol murug iyo xishood badan dadkana aanan dhex geli Karin cudurkaa awgiis majiro dhakhtar aan la xiriiray iyo baadhitaan toonna diktore Sido kle waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo arday ah mrrka qaar waxan Ka xishon jirey inan fasalada xadiro ama tago meelaha dadku ku badan yihiin diktore waxaan u baahnahay jawab deg deg ah adigo mahadsan
Title: Re: Su'aal: Waxaan ka cabanayaa dhuuso badan?
Post by: SomaliDoc on January 25, 2019, 09:16:27 PM
Waxyaabaha keeno dhuusada badan ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2002.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2002.0)