Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Libaan on January 01, 2010, 02:38:30 AM

Title: Indhaha
Post by: Libaan on January 01, 2010, 02:38:30 AM
Marka hore waxaan idin salaamay dhamaantii dhaqatiirta somaliyed ee sida hagarla'aanta ugu dadaalaya siidi eey cilmiga eey barten bulshada ugu anfici lahayeen.

waxaan ahay arday marka waxaan isku arkay indhaha oo i cun cunaaya isla markaasna aanmar mar dareema sidi in uu caad iga saran yahay.
waxaan aad u isticmalaa computer-ka  adiga everyday almost 8hrs waxaana u sabab ah anigo barta computer science isla markaasna Exam ku jira oo kama maarmo in aan PC iska daayo cause casharao badan oola ii soodiro baan ku diyariyaa.

marka maxaa talo ah oo igula talin laheeyd adigoo mahadsan.
glasses miyaan u maahanana in aan isticmaalo
computer ma u baahanahay in aan u soo gato  screen filter
Enviroment -ga ugu fiican ee lagu isticmalo PC

koleyba waxaan filayaa filayaa in aad iga waayo arag badan tihiin
marka waxyaalo badan oo anan hada haleli karin in aad advice igu soosiraana waan idinka filayaa
sida ugu haboon aad ku awoodaan
marlabdaadna waad mahadsan tihiin
Title: Re: Indhaha
Post by: SomaliDoc on January 04, 2010, 09:08:31 PM
Waxa ugu horreeya waa inad u tagtaa dhakhtar ku taqasusay indhaha... kadib screen filter soo gado.