Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dahabo67 on April 10, 2017, 06:36:31 PM

Title: Su'aal: Riin habeenkii markaan uurka lix bilood dhaafo?
Post by: Dahabo67 on April 10, 2017, 06:36:31 PM
asc dhaqtarka waxan isku arka markan uur yesho o lix bilood garo ila inta ka dhalayo riin habenki markan jifo
Title: Re: Su'aal: Riin habeenkii markaan uurka lix bilood dhaafo?
Post by: SomaliDoc on July 24, 2017, 04:05:13 PM
Wax xanuun ah miyaa dareentaa? cadaadis ama neefsashada oo ku dhibto uurka dartiis ma jiraa?