Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Guursade on March 04, 2011, 03:23:37 PM

Title: Su'aal: Sidee kula dagaalami lahaa biyo baxa dagdaga ah?
Post by: Guursade on March 04, 2011, 03:23:37 PM
walaal marka hore  waan idin salaamay  salaan kadib   waxaan  rabaa  inaan macluumaad iga siiso sidaan  kula dagaalami lahaa  biyo baxa  dagdaga  ah    khamrina macabo  sigaarna macabo   

Title: Re: Su'aal: Sidee kula dagaalami lahaa biyo baxa dagdaga ah?
Post by: SomaliDoc on March 04, 2011, 09:03:44 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ka hadlayo biyobaxa dagdagga ah
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html)