Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on June 02, 2019, 10:39:07 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay suuxdin?
Post by: Kamaal on June 02, 2019, 10:39:07 PM
Asc dr waxan qabaa suaal caafimaad

Dr waxan isku arkay suxdin aan miyir beelayo ma ana ogi in ay wadnaha dhinacisa tahay maxaa keena suuxdin ama qofka in uu dhaco marka aan suxayo waxan dareemaa lalabo iyo wareer kadibna indhaha imadoobada kadibna saas baan ku dhacaa