Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Seco on January 03, 2019, 05:32:37 PM

Title: Su'aal: Diclofenac ma ka hortagaa uureynta?
Post by: Seco on January 03, 2019, 05:32:37 PM
Mida kowaad
 Waxa maqlay inee jiraan hadii la cuno practemol ama diclofanic ama liin dhanaan hdii la cabo inta aadan utegin gabar inaa shahwada sameeynayaan kana Hortegayaan gabarta inee uur yeelato sababa ee ku sheegeen inee shahwada kala furayaan,  maxaa kajira dre

Tan 2aad

Cunug dhalaan ah at least one month mala sii karaa syrup vitamins ah si eey hurdo ugu keento

Thanks dr mahdi..

Wax bdn aa kaa faaideesanay

Title: Re: Su'aal: Diclofenac ma ka hortagaa uureynta?
Post by: SomaliDoc on May 24, 2019, 11:00:43 PM
1- Paracetamol iyo diclofenac labadooduba uur kama hortagaan, shahwane ma furfuraan waa fikrad qaldan.
2- Cunug hal bil jiro in la siiyo daawo uusan u baahnayn waa qalad, weliba loo siiyo in lagu hurdisiiyo sax ma ahan.