Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shirik44 on July 19, 2018, 12:29:16 AM

Title: Su'aal: Qaliin xaga lugaha lagu sameeyo?
Post by: Shirik44 on July 19, 2018, 12:29:16 AM
Waan ku salamay doctor
Dr wXaan rabay inaan ku waydiiyo qof lugaha ay qaloocaan qaliin ma lagu samayn karaa si loo toosiyo intee maalmo ayuu qaadanayaa hadu jire se
Halis ma yahay
Mahadsanid .....
Title: Re: Su'aal: Qaliin xaga lugaha lagu sameeyo?
Post by: SomaliDoc on January 10, 2019, 09:36:43 PM
Qalliinkaasi wuxuu ku xiran yahay qallooca nuuciisa, heerka uu gaarsiisan yahay iyo qofka cilladaan qabo da'diisa, waxaa haboon inaad dhakhtar lafaha ku takhassusay "orthopedic surgeon" inaad la xiriirtid si talo laguu siiyo.