Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daleel Daljire on January 16, 2016, 03:28:01 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno idiin yada ama diraha?
Post by: Daleel Daljire on January 16, 2016, 03:28:01 PM
asc bahda webkaan salaan ka dib waxaan isku arkay bahala yaryar oo cad cad oo oo cun cun leh oo la socdo saxaradayda oo somalidu utaqaan idiinyo ama dire marka maxaa keeno dhibkeeduse maxaw la egyahay maxaase udaawa ah tan kale waxaan ubaahanyahay xaruntiina meesha ay ku taalo si aan idiin soo booqdo mahatsanidiin
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno idiin yada ama diraha?
Post by: SomaliDoc on January 21, 2016, 02:32:32 PM
Xanuunkaan ayaan filayaa inaad ka cabanayso ee dhakhtar la xiriir fadlan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html)