Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxudiin2012 on October 31, 2020, 08:58:10 AM

Title: Su'aal: Dhidid Saliid Leh Oo aan ku arko Xabadka?
Post by: Muxudiin2012 on October 31, 2020, 08:58:10 AM
Dictoore: Subaxdi Markii Aan Hurdada Ka Soo Kaco waxaan isku arkay Dhidid Saliid Leh oo Xabadka iyo Garbaha aan ka dareemo. Maxaa keeni kara adigoo Mahadsan?

NB: Wax yaabaha igu cusub aan sameeyo.
1) Exercise ayaan Bilaabay Habeenkii
2) LOOS aan la dubin ayaan mar marka qaar cunaa.

Mahadsanid.

Title: Re: Su'aal: Dhidid Saliid Leh Oo aan ku arko Xabadka?
Post by: Milica_soomali on December 05, 2020, 01:55:09 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)

+
aan ka hadalno!