Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ali2o on November 16, 2016, 03:06:06 PM

Title: Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?
Post by: Ali2o on November 16, 2016, 03:06:06 PM
Asc dr waad ku mahsantahay sida aad dadka u bararujisid.
Dr waxan ku weydina shahwadeyda waxa ku jiro markey banamka timaado kuuskus sida bariisko kale ah  xunune ma dareemo,
dr hore kaga hadasay dadka xanuunka dareemayo kuuskuska leh  lkn kuma jirin dadka aan xanuunka dareemeni mar dr ma iska cadiya mise daawo u bahanahay ilen xanun ma daromoyiye dr dhalmadane ma sameesa
 mahdanid dr
Title: Re: Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?
Post by: SomaliDoc on December 04, 2016, 10:32:07 PM
Shahwada waxay ku xiran tahay cunnada iyo caibtaanka aad isticmaashid iyo caafimaadkaaga guud.
Tusaale ahaan haddii aad ooman tahay ama biyo cabitaanka uu ku gu yar yahay, shahwadu way adkaanaysaa.

Haddii ay la socoto midabka iyo urka shahwada oo isbadalo waxay astaan u noqon kartaa infekshan.

Midda sadaxaad waa haddii hormoonkaaga testosterone uu khalkhalsan yahay, haddii arintaan ay joogto noqoto waad la xiriir kartaa dhakhtar, laakiin badanaa wuu saxmaa daawo la'aan.

Fadlan isku day in aad cabtid biyo badan, laakiin haddii aad iskua aragtid astaamo kale sida kor aan ku soo xusay oo kale sida midabka shahwada oo isbadalay ama ur yeeshay.