Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Badarcune on November 19, 2011, 06:51:32 AM
-
SALAAMA CALEYKUM DHAMAAN WALAALAYAAL SU AAL KA BACDI , SU AASHA AAN QABO WAXAA WAAYE MAXAA KEENI KARO IN OW QOFKA DHAQSO BIYAHA KAGA IMAADO .CUDUR MIYAA, HADII AY TAHAYA IN DHAQTAR MA LAGALA XARIIRI KARAA ARINTAAS?
-
Biyo-baxa dagdagga ah waa cudur, halkan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html)