Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on October 12, 2017, 01:32:27 PM

Title: Su'aal: Sidee u ciribtiri karaa kaadida proteinka leh?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on October 12, 2017, 01:32:27 PM
Doc, salan kadib, maxa lagu yareeya ama sidee u ciribtiri kaadida proteinka leh, waayo malihi dhigkar, sokorow, iyo xanun xaga keliayah balse test aan hadda sameeya aya waxa ii muuqda in uu jiro proteinuria ilaa heerka 30 ama 100 sidee ula tacali karaa ? waan soo akhristay casharka ka hadlayo proteinuria .
FG: Doc waxan qabaa infection lkn ma badna yacni very serious mahan.
maxa istacmaala daawo ahan
Title: Re: Su'aal: Sidee u ciribtiri karaa kaadida proteinka leh?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2018, 11:33:42 AM
Kaadida borotiinka leh mararka qaar daawo uma baahno way iska baaba'daa, laakiin haday joogto noqoto waa in la daaweeyaa xanuunka keenayo sida dhiig-karta, macaanka, infekshanka kilyaha ku raagay iyo haddii daawo aad qaadatid arintaas keeni karta inaad joojisid.