Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Racwi cdy on May 03, 2020, 06:06:46 PM

Title: Su'aal: Timahaa aad iyo aad ii daadanayo?
Post by: Racwi cdy on May 03, 2020, 06:06:46 PM
Asc somalidoc illahy ajar badan hakaasiyo sidad bulshada ucawinayso  waxaan donaye inan kuwaydiiyo timaha aad iyo aad iidadanaayo   midabkii xataa waka tagay tinta  korkay iiga dadataa hadan gacanta galiyo sifudud iguso raacee  afar xabo iiso haray daal badan xilikasta subixi aroorti xitaa waad dalanahy  lugaha aad ayey iixanuunayaan xiliyada qabowga iyo markasta ilmo yar nuujiyaa dr maxaa talo isiin leheed tintayda maxaan kusoo ceshataa waxbadan iga qasaray
Title: Re: Bius
Post by: Akhaa Binu Jowhari on May 08, 2020, 11:04:13 PM
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)
Walal link-ga kor ku dhifo si aad ugu faa'iideysato waxyaabaha la xariira tima daadashada een inta dhĂ khatrka kaaga Soo jawaabaya.