Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: FAARAX33 on December 01, 2010, 08:09:19 AM

Title: SU'AAL KU SAABSAN HURDO LA'AAN
Post by: FAARAX33 on December 01, 2010, 08:09:19 AM
Marka hore waad  salaamantihhin waxaana aad u soodhowaynayaa khuburada barnaamijkaan diyaarisay oo ah wax bulshadu aad ugu baahnay:

waxaan doonayaa in aan waydii su,aasha hurdada oo igu yar markaan damco habeenkii in aan  seexdo, waxaa is rogrogayaa ilaa sadex saac,  kadib ayaa laga yaabaa in aan gam'o. wax xanuun ah oo aan dareemayona ma jirto, marka maxay tahay sababtu?

 
Title: Re: SU'AAL KU SAABSAN HURDO LA'AAN
Post by: SomaliDoc on December 10, 2010, 07:36:39 PM
Illaa goorma ayaa isku aragtay hurdo la'aanta?
Wax walwal ama fakir ku hayo miyaa jira?
Waqti waliba aad jiifatid miyaa hurda raadisaa mise?