Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farahgodey on June 24, 2016, 11:42:52 AM

Title: Su'aal: Waxaan Leeyahey Qufac Joogto ah?
Post by: Farahgodey on June 24, 2016, 11:42:52 AM
Asc Wr Wb Waxaan Idinku Salaamay Salaanta Islaamka,
Dr/Dr's Waxaan Kamid ahay Akhristayaasha Kutaxan Webka Maanta waxaan Jeclahay Dhakaatiirta Qiimaha Badan ee wakhtigoodii Qaaliga ahaa Noohura In ay Maanta Tallo iyo Waxsheegba Ay Igu Kaalmeeyaaan Cabashadeydu Waa Sidaan.

Dr/Dr's Waxaan In mudo 1-2 Billood Kudhawaad Isku arkey Qufac Aan Wakhti Go'an aan Laheyn Illaa Aan Jiifo MA ahanee Qufacaas Oo Aan Iga Imaaneynin wax Khaakho/Xaaqto Quman ah Aan Ka aheyn Subuxii Oo Kale markaan Saa'id U Qufaco.
Aanba Oogu Darnaadee Xiliyada aan Seexanahayo Habeenkii Ama Maalinkii Oo Aan Ogu Darnahay, Bilowgii Xaaladaan markaan Isku Arkey waxaan Uqaatey In Uu Hergab Yahey, Markii Ay Soogashey Bisha Barakeysan ee Ramadaana Waxaan Uqaatey In uu Hergab Yahey ee ay Iigu  wacantahey Gaajada Maalinkii.
Dr/Dr's Markaan Saa'id U qufaco waxaa Ixanuuno Xabadka iyo Beerka "Subhanallahi" waxaan Dareemaa in uusan Hergab Saan Wakhti udheer Qofka Ku hayneynin ee U jiro wax kale.


Dhakaatiirta Qiimaha Iyo Aqoonta Usaaxiibka ahoow Caawintiinu waa Guusheyda.
<<<<<<<<WSM WR WB>>>>>>>
Title: Re: Su'aal: Waxaan Leeyahey Qufac Joogto ah?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2016, 12:25:13 PM
Qoraalkaan ka akhriso qufaca joogtada ah iyo waxyaabaha keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6726.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6726.0)