Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hanaan ixii on July 12, 2016, 12:13:57 AM

Title: Su'aal: Naas Waan Siyaa inkastoo Canaheyga?
Post by: Hanaan ixii on July 12, 2016, 12:13:57 AM
]Asc Dr Adigoo Mahadsan Waxaa ii Jooga Gabar Yar oo 2/6/2016 Dhalate Waxaan filaa Waa 5 Bil Jir Malintee Dhalate Ilaa Hada Naas Waan Siyaa inkastoo Canaheyga Aay Aad U Yar Yahiin Caano Sahha La Dhoho Ayaan Sii Jirec2,Maal Mood Ka Hor Ayaan Acher U Bilaabe Oo Malab iyo Buskud Leh Inkastoo Awal Aan Sii Jire Bilaa Duhun Shuban ayaan ku Arke Yar waxaan  Dhib noocee Ayee kala kulmi Kartaa canaha Fada Leh inkastoo Oo badneen Shubanka Anigoo 1,Waqti un siiyo Caanaha
Title: Re: Su'aal: Naas Waan Siyaa inkastoo Canaheyga?
Post by: SomaliDoc on August 31, 2016, 08:42:20 PM
Ilmaha wixii ay dhibsadaan waa laga daayaa ee ku dadaal in aadan naaska ka goynin cunuga, haddii caanaha yar yihiin raac talooyinka ku xusan qoraalkaan si aad caanaha u badisid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5931.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5931.0)