Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on July 14, 2016, 09:26:42 PM

Title: Su'aal: Qosol iyo qunfac?
Post by: Ashom on July 14, 2016, 09:26:42 PM
Asc Dr.re  waxaa jirto gabar Yar 12 jir ah oo markii ee qososho eee aad u qunfacdo marka kale na waa caadi ..markii ee qososho Lee qunfacee ..qosol aad u badan hadeey qososho xitaa weey ku matagee qunfaca .waa maxaay arinkaas Dr.re mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Qosol iyo qunfac?
Post by: SomaliDoc on September 04, 2016, 07:39:42 PM
Gabadhaas waxaa u qarsan allarji ama xasaasiyad dhuunta ama feeraha ah, qosolka siyaadada ah wuxuu dadkaas ku kiciyaa qufac kadibne matag.