Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cawill on July 15, 2016, 12:02:09 PM

Title: Su'aal: Kaboobyo hurdada ah markan u sexdo bidixda?
Post by: Cawill on July 15, 2016, 12:02:09 PM
Asc magacaygu wa cawil waxan ka cabanayay dhawr sano. Ba kaboobyo jirka ah lkn hada waxa ay ku kooban tay dhinaca bidixda oo markan u seexdo anan. 3. Miriri u sexan karin waxa ii raaca markan lugeeyo arorti jidhka dhan waxa laygu mud muda. Masaabiir. Oo kale oo anan u adkaysn karin wadnaha gadhaya buro aya igaga taala garabka. Hostisa lkn wa tan madawga ah ee. Dadka kaso. Baxda samayn maleeday iyadu mahdsanid
Title: Re: Su'aal: Kaboobyo hurdada ah markan u sexdo bidixda?
Post by: SomaliDoc on September 04, 2016, 07:35:33 PM
Kabuubyada qaabka aad u tilmaantay waa cillad neerfaha dareemada ah, waxyaabo badan ayaa keena ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0)