Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ceynte114 on April 21, 2017, 10:53:06 PM

Title: Su'aal: Dhibaatoyinka Cadayga ilmaha yar?
Post by: Ceynte114 on April 21, 2017, 10:53:06 PM
Assalamu Alaikum Dr. Magaceygu Waa Zaki Ceynte ,jooga magalada Mogadishu. Dr. Waxan wax kaa weydiinaya ilmaha yar markii ey ilkaha usoo baxaan markiiba  maloo cadeyn karaa mise waxa jiro xilli ugaar ah? Tan kale waxan in badan arkay ama ba aan baaray ilmaha marki ey yaryihin haddii waalidku u cadeyaan afka kadibna ey ka joojiyaan  waxa dhacda in ilmaha yar afkoodu soo uro. Maxa sawaba taas Dr? Ma jirtaa se xilli sax ah oo ilmaha u cadeyn karayan waaliddiintu?
Mahadsanid Dr. Waxan Allah ka rajeynaya inuu kuu sahlo kuna fahansiyo Su'aasheydas si aan annagana kaaga faa'ideysano Inshaa'Allah.
Title: Re: Su'aal: Dhibaatoyinka Cadayga ilmaha yar?
Post by: SomaliDoc on September 04, 2017, 08:29:03 PM
Su'aalahaasi waxaa looga jawaabay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=741.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=741.0)