Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iimaan on September 27, 2018, 10:31:50 AM

Title: Su'aal: Dhidid badan iyadoo xanuun jirin?
Post by: Iimaan on September 27, 2018, 10:31:50 AM
Dhamaan waa salaamin Dhaqaatiirta salaan ka dib
maxaa keena dhidid badan oo aan wax xanuun ah jirin
Title: Re: Su'aal: Dhidid badan iyadoo xanuun jirin?
Post by: SomaliDoc on February 20, 2019, 07:42:56 PM
Way jiraan dad aad u dhidida iyagoo caafimaad qaba, taasina waxay badanaa ka timaadaa qanjirrada dhididka oo xad dhaaf u shaqeeyo, faahfaahinta arintaan iyo siyaabaha loola tacaalo ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0)