Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zujr on May 03, 2016, 02:57:09 PM
-
Asc Dr bacdu salam laleelmo maxa dabiici aha lagu daweyn karaa?
-
Laleemadu way noocyo badan tahay ee tee ka hadlaysaa.
AKhriso qoraalkaan si aad fikrad uga qaadatid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5626.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5626.0)