Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yahyinho on January 14, 2019, 06:10:38 AM

Title: Su'aal: Kaci la'aan kadib baashaal aan sameeyay?
Post by: Yahyinho on January 14, 2019, 06:10:38 AM
Asc bahda caafimaadka  hadaan su'asheyda ugudbo dre maalinbaan gabar aaday oo aan utagay kadib xooga baashalban kasoo helay lkn wax galmaa ma aanan sameyn markaan guriga imid ayan waxaan isku arkay maalintaas iyo wixi ka danbeeyay kacsi la aan ee maxaa sababay dre waan ku wareeray wlhi
Title: Re: Su'aal: Kaci la'aan kadib baashaal aan sameeyay?
Post by: SomaliDoc on August 06, 2019, 12:04:02 AM
Waxaa dhici kara in kacsi la'aantu ay kaa soo raacday macsida aad samaysay, ilaahay u towbad keen iskana guurso..

Zinada waxaa laga dhaxlaa welwel iyo niyadjab khaasatan maalmaha ka dambeeya ficilkaas, waana arrin ay dad badani la kulmaan maadaama kacsiga iyo biyo-baxuba ay yihiin dareemo maskaxda laga hago.

Faahfaahinta ka akhriso halkaan:

1- Kacsi la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0)
2- Biyo-baxa dedegga ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)