Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on March 02, 2016, 07:09:57 PM

Title: Su'aal: Biyo baraf lagu riday?
Post by: Ashom on March 02, 2016, 07:09:57 PM
Markaa qorax Ku imaado Oo aad u Soo kululaado Oo Soo dhidido waxaa wajiga Ku dhaqdaa biyo baraf badan leh Oo qaboow ah

Maxeey faa'ido iyo faa'ido daro ah oo Ku jiro
Title: Re: Su'aal: Biyo baraf lagu riday?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2016, 05:16:27 PM
Qabowga la dareensiiyo maqaarka jirka kore, dhibaato ma keeno badanaa illaa in aad meel qabow joogtid mooyee, maxaayeelay jirka waxaa eebe ku abuuray qalab loogu talagalay dheellitirka heerkulka jirka gudahiisai yo banaankiisa, marka adigoo kulul biyo qabow oo wajiga ku dhaqady dhib kama emaado.