Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on June 08, 2015, 03:48:14 PM

Title: Su'aal: Nusqaanka aragtida fog iyo tan dhow?
Post by: Abdi21 on June 08, 2015, 03:48:14 PM
salaad aad u qiimo badan kadib walahayga maxa lagu gartaa calaamado aragtida ineey naaqustay waxan maalmahaan isku arkaa inaan qoraka xoogaa iga fog aanan aqrin karin maxaase lagu soo celin karaa araga fog aragtidayda dhow waa caadi waxana aad u isticmalaa mobile phone ka
Title: Re: Su'aal: Nusqaanka aragtida fog iyo tan dhow?
Post by: SomaliDoc on June 10, 2015, 01:27:49 AM
Abdi21, Waxaad u baahan tahay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,962.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,962.0.html)