Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashwaaq on September 10, 2011, 11:48:38 AM

Title: Su'aal: Janjirta kadida?
Post by: Ashwaaq on September 10, 2011, 11:48:38 AM
 su aal ku sabsan janjirka kadida  waxa jira nin dadiisutahey 60 sano oo kadidiisu aad ubadantahey  waxuu maraya  her marka dharga lagasiibadalayaba uu kadidana isksocoto
dhartar wan la xariirnay waxuuna noshegay qanjirka in lagarabay 200 hadana umarayo 800 daawo wuu siiyay balse wax isbadal majiro tankale marka kadidaas socoto waxuu dareemaya xanuun so ,maxa kenikara cudurkaasi thanks
Title: Re: Su'aal: Janjirta kadida?
Post by: SomaliDoc on September 20, 2011, 03:28:33 PM
Qoraalladaan ka akhriso waxa uu yahay qanjir xanuunka ragga iyo dhibaatooyinka ku dhaca labadaba:

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3162.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3162.0.html)

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html)