Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on January 27, 2012, 07:19:28 AM

Title: Su'aal: xubinta taranka oo jlicdo galmada ka hor?
Post by: Aadaar on January 27, 2012, 07:19:28 AM
Asc walaalayal  then waxaan ini waydiinayaa adinkoo mahadsan waxaan dareemayaa tabar yari xaga xuminta taranka xiliga galmada waxaa laga yaaba galmada ka horba in uu jilco
Maxaa sababi kara arintaa?
Talo iga siiya?
Title: Re: Su'aal: xubinta taranka oo jlicdo galmada ka hor?
Post by: SomaliDoc on January 29, 2012, 02:01:41 PM
Halkaan ka akhriso cillada xubinta jilicsan iyo kacsi la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)