Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yahye1 on September 18, 2019, 12:46:48 AM
-
Asc dr waad ku mahadsan tahay hosha noheysid dr hadaa su’asheyda u soo gudbo
Doctor marka ey shahwada iga imaado ayaan waxan ku dhax arkaa burqo burqo kalarka jaala xigeenka ah wax xanuun ah iguma heyso lkn kaadida ayaa xanuun dareema doctor marka maxakena dr mahadsanid doctor