Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on April 14, 2015, 02:43:00 PM

Title: Su'aal: Galmada maalintii dhib iyo dheef?
Post by: Nuur12 on April 14, 2015, 02:43:00 PM
waxan u mahad celinaya allah maraledhaqaatirta wan qabaa su aal taas o ah galmada maalintii dhib iyo dheef waxay leedahau i jaahil bixiya
Title: Re: Su'aal: Galmada maalintii dhib iyo dheef?
Post by: SomaliDoc on April 16, 2015, 10:43:29 AM
Galmada xiriir lama laha xilliga la samaynayo, dhib iyo dheef ay ku kala duwan yihiin habeenkii iyo maalinkii ma jiro.