Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mursal Axmed on December 28, 2015, 09:21:14 PM

Title: Su'aal: Qofka oo luguhu dhudhubtaan inta ka hoseysa rugaga?
Post by: Mursal Axmed on December 28, 2015, 09:21:14 PM
Marka hore adbaa u mahadsantihiin somali medical forum marka xigta su'aashaydu waxay tahy
qofka oo luguhu dhudhubtaan inta  ka hoseysa rugaga ama qofka oo rugagu so baxan tusale marku lugta qalocyo oo kale oo ay ad uso dhadheradaan mxaa xal u ah
Title: Re: Su'aal: Qofka oo luguhu dhudhubtaan inta ka hoseysa rugaga?
Post by: SomaliDoc on January 14, 2016, 02:29:33 PM
Waxaa muhiim ah in la ogaado marka hore ma xanuun baa keenay sida in murqaha ay baaba'een oo kale ama cudur murqaha cuna inuu ku hayo.
Midda xigta haddii aysan xanuun ahayn in ay qaabka ay u koreen lugahaaga in ay yihiin ayaa dhici kara dhaxal ahaan.
Si laguula taliyo waxaad u baahan tahay in la arko rugaga iyo meelaha aad tilmaantay ee fadlan dhakhtar u tag haddii ay arintaani welwel kugu heyso.