Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi Deeq on December 08, 2009, 09:14:57 AM

Title: Su'aal: Thyroid ma u baahanay in layga saaro mise?
Post by: Abdi Deeq on December 08, 2009, 09:14:57 AM
walaal waan idin salaamay salaata islaamka salaan ka dib waxaan qabaa xanuunka tyroid mudu 12sano ah waana ah shaqadiisu sarayso mudo dhow oo laga joogo 4sano ayaan helay digtoor hela mushkiladayda wuxuu i siiyey daawo la yiraaho new-mecrazole 5mg.suaashaydu waxay tahay ma u baahanay in layga saaro mise daawadaan hadaan mudo cuno waa ka bog soonayaa hada waxaan cunayey 2sano

mahad sanid
abdideeq
riyadh
Title: Re: Su'aal: Thyroid ma u baahanay in layga saaro mise?
Post by: SomaliDoc on December 08, 2009, 11:20:23 AM
Halkaan ka akhriso jawaab laga bixiyay suáal la mid ah su'aashaada
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1443.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1443.0.html)