Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ilyas Abdikarim on December 02, 2017, 09:34:35 PM

Title: Su'aal: Cuntada kadib waxaa i xanuuna mindhicirta?
Post by: Ilyas Abdikarim on December 02, 2017, 09:34:35 PM
ASC WR WB Dr su'aashan oo ah mid aan rabo in aad jawaab iga siiso ayaa ah xaaskeyga oo ka cabaneysa mindhicir xanuun iyo naqaska oo ku xirma cunta kadib waqti walba oo ay raashin cunto xilliga ay uurka leedahay maxaa keena? Maxaa lagu daweeyaa? Maxaad nagula talineysaa?

Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Cuntada kadib waxaa i xanuuna mindhicirta?
Post by: SomaliDoc on November 30, 2018, 07:39:56 PM
Bog xanuun iyo dibbiro oo naqaska ku dhibo waxay tilmaan u tahay xanuunka gaaska, waana mid aad loogu arko hooyada uurka leh, fadlan halkaan ka akhriso astaamaha kale ee la dareemo iyo sida loola tacaalo intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)