Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: khadarkm5 on September 14, 2008, 10:55:40 AM
-
walaalayaal waan idin salaamay salaan kadib walalayaal waxaan isku arkay subaxdii markaan soo kaco caajis fara badan iyo qoorta oo ixanuunta daaldaal xubnaha ah oo wajiga iyo maqaarka dhan oo i qalala macnaha waxaan kadareemaa in ay qalayl qalayl yihiin waxaanan arkaa badanaa calaamadahaas markaan ku qabeysto saabuun qabayska ayaan arkaa f/g waxaa iigu daran xubnaha gacmaha iyo dhabarka iyo qoorta marka hala iga jaahil bixiyo walaalayaal
-
Walaal khadar, caajiska iyo qoor-xanuunka subaxii waxaa keeni karo waxyaabo badan ee faahfaahin dheeraad ah na sii?
Midda kale haddii aad ogaatay in saabuuntu ay kuu keentay kor qalleel iska jooji, laakiin haddii weli xanuunkii ku hayo u tag dhakhtar maqaar.
-
Ac wr waxaan ku daranaya dhaqaatiirka sharafta lahow kalimad walalkay haysato oo iyadoo faahfaahsan anigana I haysato ania waxan kacabanaya in mudaaba qoor xanuun iyo garabka hoostiisa ee qaybta dhabarka iyo kilkisha hoosteeda waxaan kashaqeeyaa meel xafiis ah mukayf ayaana igu shidan in kadib qoorta markay idaasho waan jucin jiray dhaqtar aayaan tagay waxuu dhahay murqaha aya kudhacay camal oo jimicsi ayuu ii qoray iyo Phiotherapy kadibna qoortii way yara roonatay lakin qaybtii danbe ee garabka hoostiisa ayaa I xanuunayo qaab neerfeed ama xidid ahaan ayaa udareemaya badana xanuunka markaan foorarsado ayaa uGu dran waxaana moodaa qaybta dhabar ka iyo garabka hoostisa in qabow camal kaaga jiro
kulaynka iyo qabawgana way I dhibayan markan in yar fadhiyana sidoo kale jucis ayan ubaahan
-
Haddii aadan saabuunta isticmaalin se; dhibaatada ma jirtaa?