Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on June 12, 2016, 03:06:52 PM

Title: Talada Soonka: Dhiig-karka iyo Wadne Xanuunka.
Post by: SomaliDoc on June 12, 2016, 03:06:52 PM
(http://somalidoc.com/Topics/soondhiig.png)

Bismillahi..

Waxaan qoraalkaan ugu talagalay talane ku siinayaa dadka dhiig-karka qabo iyo dadka wadna xanuunka qabo oo rabo inay soomaan ama hadaba sooman.


Dadka wadna xanuunka qabo oo aan loo ogoleyn inay soomaan, waxaa ka mid ah:

Qofka cadaadiska dhiigiisa uu hoos u dhaco ma soomi karaa?
Hadduu qofka sidiisa kale uu caafimaad qabo, laakiin soonka awgiisa uu cadaadiska dhiigga hoos u dhaco waxaa lagula taliyaa inuu biyo badan cabo xilliga saxuurta, cunnadane uu ku darsado cusbo, iskane ilaaliyo dhididka badan, jimicsiga, daalka iyo qoraxda.

Akhriso qoraallo xiriir la leh:
1- Dhiig-karka "Hypertension": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=467.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=467.0)
2- Wadne qabadka "Heart Attack": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=685.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=685.0)
3- Howlgabka wadnaha "Heart Failure": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=520.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=520.0)
4- Hoos u dhaca cadaadiska dhiigga "Hypotension": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5834.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5834.0)
5- Wadne xanuunka "Angina": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=668.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=668.0)

Waxaan idiin rajanayaa soon caafimaad leh, haddii aad su'aalo qabtid iigu soo gudbi qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)