Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on October 20, 2018, 11:20:09 AM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay aamusnaan?
Post by: Kamaal on October 20, 2018, 11:20:09 AM
Asc dictoore somalidoc salaan kadib  waxan ahay nin dhalinyaro waxan isku arkay aamusnaan iyo in aan dadka badan aan ka cararo xishood badan iyo in aan waxkasta bilowgooda ka cabsado  xanuun maskixiyan ah ma noqon kartaa
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay aamusnaan?
Post by: SomaliDoc on March 17, 2019, 09:49:45 PM
Maya, taasi xanuun dhimir ma ahan ee waa dabeecad ka mid ah dabeecadaha bini'aadanka Alle ku abuuray ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan dabeecadaada iyo dadka kula midka ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7906.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7906.0)