Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on May 05, 2010, 10:02:50 AM
-
Walaalayal wan ini salamay bahda webka oo dhan kadib waxaan ini waydiiyo su aal ah kaninka vegaha wax dhiba ma u keenayaa xubinta taranka raga hadii la isticmaalo
mahadsanid
-
Halkaan ka akhriso wixii ku saabsan kaniinigaas:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2001.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2001.0.html)